(Sawirro) RW Rooble oo Magaalada Baydhabo ka bilaabay kulamo wada-tashi ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada Baydhabo odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa ku ammaanay kaalinta ay ka gaysanayaan nabadeynta isku xirka bulshada. Eng. Rooble ayaa dul istaagay sida ay shacabku ugu dhego nugul yihiin duubabkooda dhaqanka, taasoo ay tahay in lagu xoojiyo dowladnimada … Continue reading (Sawirro) RW Rooble oo Magaalada Baydhabo ka bilaabay kulamo wada-tashi ah